Shiikh Sacuudiyaan ah : qofka ku dhinto dalalka gaalada naar buu galayaa

Wuxuu sheegay Sh. Cabdullaahi Assuwaylim  khadiibka masjidka amiir khaalid bin sacuud ee ku yaalla magaalada Riyaad in loo safro wadamada gaalada waa xaaraan go'an qofkii ku dhinto inuu naar galo ayaa laga yaabaa, qofka aadaya meesha waxaa shardi ah inuu leeyahay caqiido ka reebi karta gaalnimada iyo iimaan adag oo shawooyinka ka reebaya, wuxuu yiri waxaan ka cabsanayaa inuu naar galo qofka wadamada gaalada ku geeriyooda maxaayeelay qofka muslinka ah waxaa la amray inuu ka haajiro meel ay gaalo ku nool yihiin, 

su'aal isweyddiin u baahan dadka sacuudiga ma u oggol yihiin inay qof muslin ah waddankooda si sharaf leh ugu noolaado, waxaad fahmaysaa inay munaafaqiin yihiin




2 Comments

  1. Anonymous6/05/2015

    Ya rabi. Waffiqna lima tuxibbu watardaa
    Allow qaatumo wanaagsan nagu dil. Oo meel wanaagsanna nagu dil.
    Ya allah!

    ReplyDelete
  2. Anonymous6/07/2015

    soomaali ayaa buuhan fatwadan dhamaantooda waxay ku dhintaan badda si ay u galaan wadamada galada

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post