Safiirka Shiinaha oo dhar soomaaliyeed ku qaatay Xamar

Maanta ayaa lagu soo dhoweeyay xaflad lagu qabtay magaalada Muqisho danjiraha dalka China ee Soomaaliya, wuxuu qaatay dharka soomaalida waxaa la sheegay inuu u ekaaday reer xamar, sidoo kale safiirka wuxuu deeq ahaan u siiyay ururka haweenka soomaaliyeed harqaamo iyo qalab xafiiseed
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post