HomeLa yaabka aduunka Eey iyo abeeso aan colaad ka dhexaynin waa sawir lala yaabo byXD -12:25:00 AM 0 Sawirada qaarkood markaad aragto waad la yaabaysaa haddaba ila eega sawirkan waxaa saaxiib noqday ey iyo mas waxaad arkaysaa eyga oo maska madaxa ka leefaya waa arrin yaab badan leh Tags: La yaabka aduunka Facebook Twitter