Gabadhan waa la la'yahay ee baahi walaal

Gabadhan waxaa la la'yahay muddo gaaraysa bil iyo bar waa gabar soomaaliyeed ku noolayd magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga, maalinta la waayay shaqo ayay aadday mana soo laabanin ilaa iyo hadda, lamana oga meesha ay joogto fadlan faafi si dad badan ay uarkaan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post