Muslimface facebook cusub oo nadiif ah

Waxaa la furay website khaas ku ah dadka muslimiinta oo sida facebook oo kale ah, wuxuu noqon doonaa mid aan lahayn sawiro qaawan naago xun xun iyo fisqi, sidoo kale ma lagu arkayo waxyaalaha oo facebook ka buuxa oo ku boorrinaya dadka isdilka iyo daroogada iyo dhilanimada sawirada sexga ah, linkiga webkana waa kan  muslimface.com  halkaan ka daawo muqaal kuu sharxaya webkan cusub


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post