Wahsiga ama caajizka waa cudur kaa reebaya inaad la socoto facaaga sawiradan waa xaaladaha ugu yaabka badan ee dadka wahsiga hayo laga soo qaaday eeg
![]() |
Gacmaha inuu ku qabto ayuu dhibsanayaa cabitaanka |
![]() |
Inuu ka soo dago ma rabo gaariga |
![]() |
Kursiga isagoo baakadiisa ku jiro ayuu ku fadhiyaa |
![]() |
Geedka inuu ka leexiyo ayuu wahsaday |
![]() |
Sawir ayuu dhigay meesha uu isaga joogsan lahaa |