Runtii marka aan ka hadalno soomaalida iyo qaabka ay yihiin waad
yaabaysaa, dad badan ayaa waxay u malaynayaan soomaalida inay ku
hallaabeen wadamada yurub, soomaali mar hore ayay hallaysnaayeen laakin
marka ay tageen wadamada reer galbeedka xumaantooda ayay la soo baxeen,
yaan laguu sheegin beentaas, xilligii siyaad bare naagaha dirac ayay
wateen oo naaskooda iyo calooshooda ay ka muuqdaan, sidoo kale dugsiyada
naag iyo nin way isla dhiganayeen, gabdhaha badankooda timaha ayaa u
furnaa, nin iyo naag inay is fuulaan caadi bay ahayd waa lawada ogyahay
taariikhda, dadka marka ay tageen yurub wixii ayay la soo baxeen, maanta
marka aan fiirino dalka Canada soomaalida badanooda daroogada ayay
cabaan waa tuugo xabsiyada ayay ku jiraan sidoo kale dalka Maraykanka
iyo Holland, bulsho been ku nool oo beenta isku dhiibtay naftooda waxay
ugu sheekeeyeen inay yihiin dad diin leh akhlaaq leh, tusaale ahaan
dadka maalmahaan soo duubo niikada oo aan waligeeda la arkin halkey
joogaan ma yurubbaa maya waa xamar, waxaa la sheegay dowladda jabuuti
ayaa waxay ka dalbanaysay shacabka reer jabuuti inaysan wadada isku
fuulin iyo bannaanka taas maxaad ka fahmi kartaa tolow hawo ayaan ku
nool nahay haddaannu soomaali nahay