Facebook oo isu baddalay meel soomaalidu ay isku weeraraan, maalmahan waxaa bilowday gabdhaha inay soo duubaan Video markaas ay soo galiyaan iyagoo arrin ka hadlaya gabdhan waxay aad u weerartay dadka somali ku nool waxay sheegtay inay wax aysan dhisan karin keliya waxay awoodaan bas inay wax dilaan daawo muuqaalka