Sawirka ugu horreeyay John Kerry oo isbitaalka jiifa

Xohayaha arrimaha dibadda Marykanka Isagoo Switzerland  baaskiil ku kaxaynaya ayuu lugta ka jabay hadda wuxuu ku jiraa isbitaal ku yalla dalkiisa marka weli baan iyo nafaqo ayaa ku socota 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post