Fly Emirates duulimaadkeeda garoonka Muqdisho bilaabi rabto

Muddo gaaraysa 25 sano ayay soomaali ka go'an tahay dunida duulimaadyada aduunka somali ma ma tagi jirin soomaali marka ay rabaan inay dalkooda aadaan waxay ku qasbanaayeen inay tagaan Kenya ama Itoobiya ama Dubai waxay halaas ka raacayaan dayuurado aad u liita sida Jubba iyo Daallo dowladda turkiga ayaa bilowday inay ku xirto dalka somali dunida markii ay shaqo gelisay Turkish Airlines sidoo kale hadda waxaa la sheegayaa in ay tagi doonto diyaaradda imaaraadka carabta soomaali gaar ahaan garoobka adan cade ee magaalada Muqdisho, dabcan xafiis ayay ku yeelan doontaa xafiiska wuxuuna u fududaynayaa dadka soomaaliyeed inay tikid ka goostaan dhaqaalaha dalka kor ayuu u kici doonaa marka ay sharikado badan ay soo galaan dalka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post