Farshaxanlaha weyn amin arts oo Shabaab si xun galay

Sawirada qaar aad bay daran yihiin sida la ogyahay Amin Caamir aad buu uga soo horjeedaa Xarakada alshabaab, wuxuu ka sawiray sawiro badan oo uu ku weerarayo, laakin markaan wuxuu ku daray kooxda lagu magacaabo Booko Xaraam oo iyada dalka Nageria ka shaqaysa sida al shabaab ay uga shqeeyaan soomaaliya, laakin waxaa yaab badan inuu u barbardhigay labad xarako cudurka dilaaga ah oo lagu macaabo Ebola, tolw amin arts haddii Al-shabaab gacanta u galo maxay ku samayn doonaan ma isagoo nool ayay gubi doonaan ama way gawrici doonaan sida ay daacish wax u gowracaan




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post