Dad qaaqaawan oo dhulgariir u yimid dalka Malaysia

Maalmaha dhoweed ee tahay ayaa dhulgariir ka dhacay dalka Malaysia waxaa la sheegay qolo dalxiis u joogay dalkaas ayaa fuulay buurta uu ka dhacay zilzaalka iyagoo qaawan, waxaan shaki ka taagnayn inuu yahay zilzaalka cadaab Eebbe dadka ku soo salido waxaa sabab u ah dambiyada aan galayno inta Alle uu dhaafayo ayaa ka badan runtii waa wax lagu cibro qaadan karo


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post