Shalay qaad badan ayaa lagu gubay dalka Yemen

Dad u dhahsay dalka Yemen shalay waxay ku gubeen meel fagaare ah qaad fara badan sida la ogyahay aad baa looga cunaa qaadka dalkaas, dadka ayuu ka mashquuliyay bisha barakaysan ramadaanka cibaadada ay samayn laayeen iyo soonka, wuxuu sabab u noqdaa nimanka iyo naagaha inay khalwo isla galaan isla qayilaan, dhilooyinka cadan aad bay qaadka u cunaan marka ay xumaanta samaynayaan, dumarka Yemen qaar badan ayaa marqaama oo qaadka cuna


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post