Si dabiici wejiga u caddeyso adoon daawo adeegsan

Furuudka babaayga waxaa laga helaa dalalka qaarkooda oo kulul waxaa ka mid ah dalalkaas soomaaliya, babaayga waa furuud u roon caloosha wuxuu jilciyaa saxarada, wuxuuna leeyahay vitamiin badan, sida ugu fiican loo diyaariyo waa in la jarjaraa kaddib liin dhaaan ayaa lagu miirayaa baraf ayaa lagu darayaa oo burbursan aad buu ugu roon yahay caloosha

Waxaa kale jira babayga wajiga ayaa lagu nadiifin karaa haddii la mariyo wuu caddeeyaa si dabiici ah,  waxaa la keenayaa malab iyo liin iyo caanaha fadhiga iyo dhareerka cad ukunta inta si fiican laysugu daro ayaa wejiga la marinayaa waxay saarnaanayaan  20 daqiiqo, kaddib waa laga dhaqayaa, jirkaaga aad buu isu baddalayaa

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post