Sirta iyo fadeexada Wikileaks ee Soomaali khusaysa eeg

Dukumintiyada laga soo faafiyay wikileaks ee khusaysa wasaaradda arrimaha dibadda ee  boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa laga helay kuwa soomaali la xiriira, danjiraha u fadhiya soomaali UN-ka ayaa wuxuu ka tuugsanayaa carabta in loo kaalmeeyo, waxay dhaheen wafdiga soomaaliya ma haysto lacag ay tikid ku goostaan, kkk maxaan ula yaabaynaa dadka toogsiga iyo cayrta ku nool dalalka yurub qoxootiga ku ah, haddii ay yihiin kuwa isku sheegaya hoggaamiyeyaal ay sidan u dawarsanayaan, soomaali waa ummad aad u liidato oo waligooda faqri ah ceeb iyo fadeexo ayay caddeysay warqaddan, maanta dad dowlad matalaya oo dal haysta haddana aan tikid heli karin maxay yihiin

4 Comments

  1. wa dad duli ah oo daciifnimo iyo baryo meel kasta la wareegaya

    ReplyDelete
  2. Dadkaa cabirkii ku adkaaday baa hadhow suut noo soo xiranaaya oo raba in la ixtiraamo musuqmaasuq baa sidaa u galay

    ReplyDelete
  3. Subxanalaah walaahi waa wax lugu qoslo codkooda 50 kun oo doolar ayaa lugu gadanayaa kkkk xataa wax fiican iyo mashaariic looga badalan maayo codkooda kkk

    ReplyDelete
  4. awalba inay cabiid ahayen shaki igagama jirin عبيد وعيال عبيد

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post