Sacuudiga ayaa hoos ka hurin jirtay dagaallada sokeeye ee Soomaaliya

Sidoo kale waxaa la helay Dukuminti tilmaamaya inay boqortooyada Sacuudi Carabiya ay soomaali lug kula jirtay dagaallada ka socday, Wikileaks oo faafisay kumanaan dukuminti oo khuseeya wasaaradda arrimaha dibadda ee sacuudiga waxaa laga dhex helay kuwo soomaali la xiriira dukumintigan wuxuu caddaynayaa waxa ay ka samynaysay sacuudiga arrinta soomaaliya dadka inay isku diraysay hoos ay wadanka ka qasaysay  waa  kan eeg



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post