Yar soomaali oo dadka ka yaabiyay fiirso muuqaalka

Wiilkan wuxuu jilayaa qaabka suufiyada ay isu ruxaan laakin hadaliisa wuxuu ku tilmaamayaa dadka soomaalida inay isbaddaleen taasoo uu ku sheegay dadka soomaalida hore inay ahaayeen dad fiican masaakin ah degan oo bunkooda iska cuna laakin dadka dambe inay waraabo noqdeen oo ay dadka cunaan, tasoo uu wado dilka iyo dhaca ka dhacay dalka markii uu dhacay siyaad barre xukunkiisa 

daawasho wacan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post