Busbuska waa maxay Chicken pox


Busbuska waa maxay Chicken pox
wiil busbus hayo
Cudurkan waa jirro fayras ka dhasha oo laysku daarto wuxuu ku dhacaa maqaarka iyo xuubka gudaha iyo afka gudihiisa,  wuxuuna wataa cuncun ,waxaan lagu macaabaa Afka carabiga  الحُماق     ama  عنقز   ama الجُدَيْري  ama جدري الماء afka english waxaa lagu dhahaa Chicken pox, inta badan caruurta ayuu ku dhacaa qofka uu ku dhacana kuma soo laabto wuxuu wataa qandho yar maalmaha uu cusub yahay, waxaa loo adeegsadaa daawooyin loogu talaggalay oo aad ka heli karto farmashiyaha

kahatar ma  laha inta badan, wuxuu khatar noqon karaa marka ilmaha uu neefoon waayo ama jirkiisa bukado

dadka uu ku adag yahay oo uu khatar u keeni karo waa :-

  • Naagaha uurka leh
  • Ilmaha hadda dhashay
  • Dadka jirkooda aan difaac lahayn


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post