Daawada wejiga lagu cadeeyo Beautification of the face

Haweenka maalmahan aad bay isu cadeeyaan waxay marsadaan daawo lagu magaacbo diyaani, runtii daawadan jirka ayay dhibaysaa, waxay ka soo saaraysaa wejiga nabro dhib badan, gabadha wax uga fiican waa la waayay nadaafadda iyo qubayska iyo saabuunta, midabka Alle ku siiyay ayaad ku qurxoon tahay ha u malaynin cadaanta inay qurux tahay caddaanta qurux ma aha, quruxda waa habka jirkaaga u samaysan yahay iyo sida uu u dhisan yahay, dadka way ku kala duwan yihiin midaas, ku dadaal keliya nadaafadda

2 Comments

  1. Anonymous11/24/2015

    Scw waxaan rabay daawada wajiga

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/24/2015

    Scw saliida meeqa laga daa

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post