Dhalinyaro sacuudi u dhashay oo Masjidka nabawiga turub ku cayaaraya lagu qabtay playing game

Aduunka waxaad arkaysaa wax aad la yaabto haddaad nooshahay, wax yaab leh ayaa ka dhacay dalka sacuudiga waxaa lagu qabtay afar qof walaalo ah masjidka nabiga - naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha haatee- iyagoo ku cayaaraya turub, waxaad fahmaysaa shacabka sacuudiga badankiisa inuu xun yahay, waxaa garanaya dadka ku nool magaalada jidda xumaanta sacuudiga taalo aad bay u badan tahay,  waa dalka ugu badan oo khamriga lagu cabo ragana lagu fuulo, tolow nin muslin dhab ah ma awoodaa masjidka Rusuulkeena suubanaa inuu turub ku cayaaro iyadoo haddana lagu jiro bishii cibaadada? taas waxay tilmaamaysaa dadka meesha degan qaarkooda haraagii yahuudda inay ka soo jeedaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post