Cunug 13 jir oo gabar booyeesi uur u yeelay In the Arabian Gulf

Wondrous news wiil seddex iyo toban jir ah oo u dhashay dalka Baxrayn ayaa uureeyay naag khadaamad ka ahayd gurigooda, sheekada waxay ka dhacday dal ka mid ah dalalka khaliijka, gabadhana waxay ahayd Indonesian, waxay qarinaysay uurkeeda muddo,  kaddib waxay rabtay inay dalkooda u dhoofto oo markaas meesha ku soo dhasho, laakin dhalmadeeda way ka soo hormartay safarkeeda, aabbaha wuxuu isku  dayay inuu inkiro laakin marka laga baaray DNAga waxaa caddaatay in wiilka yar aabbe u yahay uurjiifka, waxay sheegtay gabadha indonesianka  inuu yarka ku khasbay galmada laakin Aabbaha wuxuu ku adkaystay inay iyadu sabab u ahayd oo wiilkiisa ay ku gudanaysay shawadeeda, sinana ay ku riday
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post