Gabadhii soomaaliyeed ugu horraysay taxi kaga shaqaysata dalka Kenya driving car

Bulshada Soomaaliyeed dumarka laguma yaqaano inay kaxeeyaan gaari dadka qaada sida tagsiga ama caasiyada, dalka kenya gaar ahaan magaalada soomaalidu ay degan tahay Wajeer waxaa ku nool gabar soomaaliyeed oo tagsiile ah, waxaa la dhahaa gabadhaas Ladan Salaad waxay caan ku tahay Ladan Qaali, waxay leedahay macaamiil badan ayaan qaadaa, halkan ka daawo sawirada gabadhan



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post