Pro Ibrahim Salah Al-hud-hud

 Al-hud-hud
Taariikh nololeed
Qeexid:
Prof. Ibraahiim Salaax Sulaymaan Al-hud-hud wuxuu ku dhashay Masar Qalyuubiya, Benha, Taxla sanadka 1964ka. Wuxuu caan ku yahay  Ibraahiim Al-hud-hud. Wuxuu ka qaatay shahaadada (Bakalariyos) ee Afka carabiga kulliyadda afka carabiga ee jaamacadda Al-Azhar ee Qaahira sanadka 1987kii. Kaddib waxaa loo magacaabay muciid qaybta naqdiga iyo balaaqada isla kulliyadda sanadkii 1988 oo kaddibna ka qaatay shahaadada ah (Master) 1991. Markaas kaddib (PhD) ayuu qaatay 1994. Markaasuu noqday Ustaad ka tirsan qaybta balaaqada iyo Suugaanta Kulliyadda afka Carabiga, kaddib wakiil ayuu ka noqday kulliyadda  2011-kii.
Shaqooyinka iyo jagooyinka uu qabtay:
1. camiidka kulliyadda afka carabiga jaamacadda Al-azhar qaahira.
2. xubin ka tirsan majmaca baxsiyada islaamka iyo Golaha Sare ee Al-Azhar.
3. Ku-xigeenka madaxa jaamacadda Al-Azhar xagga Arrimaha ardada iyo waxbarashada.
4. xubin ka tirsan ururka caalamiga qalinjabiyeyaasha  Al-Azhar.
5. La Taliyaha majallada (Ixsaan) ee Hindi iyo majallada (Aaafaaq) ee Indonesia.
6. Dib u fiiriyaha qoritaanka qodobada Maxkamadda Sare ee Dastuuriga.
7. xubin ka mid ah Guddiga Guud ee hagaajinta tacliinta mashiikhada Al Azhar.
8. xubin ka tirsan guddiga ka hortagga dhibaatooyinka ee jaamcadda Al-Azhar
Kutubta uu qoray waxaa ka mid ah:
1. (caddeynta ku sugan iftiinka Quraanka)
2. (jumlada Carabiga dhisteeda iyo macnaheeda)
3. faqa (diiwaan gabay)
4. duuduubka iyo faahfaahinta Qur'aanka kariimka meelahooda iyo asraartooda.
5. balaaqada nadmiga Qur'aanka ee aayadaha beegga iyo miisaanka.
6. icjaaska balaaqada
7. wuxuu ka qaybqaatay mowsuucada (dhalaalka nimcada ee wanaagga akhlaaqda rasuulka kariimka) -Naxariis iyo  nabadgalyo korkiisa ha ahaatee- iyo taxqiijinta tafsiirka abu-ssacuud iyo showkaani.
------------------------
 سِـــيرَة ذَاتــيَّـــة
تَعريف:
أ.د. إبرَاهيم صَلاح السَّيّد سُليمَان الهُدهُد.وُلِدَ بِمِصر ـ القَليوبية ـ بَنها ـ طَحلة في 1964 م. وشُـهــرتُه: إبرَاهيم الهُدهُد.  حَصَلَ علي الإجَازَة العَاليَة (الّليسَانس) في الّلغة العَرَبيَّة مِن كُلِّية الّلغة العَرَبيِّة بالقَاهِرة جَامعَة الأزهَر في 1987م. ثُمَّ عُيِّنَ مُعِيداً في قِسم البَلاغَة والنّقد في نَفس الكُلّية في 1988 م ثُمَّ حَصَلَ عَلي دَرَجَة ( الماجستِير) في البَلاغَة والنَّقد مِنْ جَامعة الأزهَر في 1991 م. ثُمَّ نَالَ دَرَجَة (الدّكتوراه) في نَفس التَّخصّص في 1994 م. ثُمَّ أصبَحَ أستاذَاً فِي قِسم البَلاغَة والأدَب بكُلِّيَّة الّلغة العّربيّة ثم وّكيلاً للكليّة ثُمَّ عَميداً لَها في 2011م .
الوَظائِف والأعمَال الّتي تَولَّاهَا:
1. عَميد كُلّية الّلغة العَربيةَّ بجامعَة الأزهَر بالقَاهرة.
2.عُضو مَجْمَع البُحوث الإسلاميّة والمجلِس الأعلَي للأزهَر.
3. نَائِب رَئيس جَامعة الأزهَر لِشئُون التَّعليم والطُّلَّاب.
4.عُضو الرَّابطة العَالمية لخرّيجي الأزهَر.
5. مُستَشَار مَجَلة (الإحسَان) الهِنديّة ومَجَلّة(آفاق) الإندونيسيّة.
6. مُرَاجِع صِياغة الأحكَام بالَمحكَمَة الدّستوريّة العُليَا.
7. عُضو الّلجنة العَامَّة لإصلاح التَّعليم بمشيَخَة الأزهَر.
8. عُضو لجنَة إدارة الأَزَمَات بجَامِعَة الأزهَر.
مِنْ مُؤلَّفَاتِه:
1 ـ ( البيَان في نُور القُرآن )
2 ـ ( الجُملَة العَربيَّة ـ بِناؤها وإِيحاؤهَا )
3 ـ النَّجوى ( دِيوان شِعر )
4 ـ الَّلف والنَّشر في الذّكر الحَكيم، مَواقِعه، أسْرارِه.
5 ـ بَلاغَة النَّظم القُرآنيّ في آيات الكَيل والِميزَان.
6 ـ الإعجَاز البَلاغَي.
7 ـ المشَارَكة في مَوسُوعَة ( نَضرة النَّعيم في مَكَارِم أخلاق الرَّسولِ الكرَيم ـ صلى الله عليه وسلم ) وفي تَحقيق تَفسير أَبي السُّعود والشَّوكَانِي .

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post