أ.د. محي الدين أحمد عفيفي عبد المجيد |
Taariikh nololeed
Qeexid
Wuxuu ku dhashay Muxyiddiin Axmed Cafiifi Abdul Majiid. magaalada Tahtaha ee ka tirsan gobolka Sohaag, dalka Masar (21 Maarso 1961)
Shahaadooyinka iyo darajadaha uu helay:
1. Bakelor Dacwada Islaamka kulliyadda dacwada ee Qaahira 1984 - taqdiirka guud waa mid aad u wanaagsan iyadoo darajo sharaf leh la socota.
2. majesteer- Kulliyadda usuul addiin magaalada Qaahira ee 1991 m- Taqdiir "mumutaaz".
3. PhD Kulliyadda usuul addiin magaalada Qaahira 1994 m- Taqdiir "martabada sharafta ugu horraysa."
4. shahaadada darajada "ustaad kalkaaliyaha" 1999.
5. shahaadada darjada, "ustaad" 2006.
Jagooyinka uu qabtay:
1. Madaxa qaybta dhaqanka Islaamiga ah ee Kulliyadda dacwada Islamaamiga muddada u dhaxaysa 08/19/2009 ilaa 08/10/2010 m.
2. Agaasimaha Kuliyadda dacwada islaamiga 11/08/2011 ilaa 11/20/2011 m.
3. Agaasimaha Kuliyadda culuumta islaamiga ee kooytada 24/12/2011 ilaa hadda.
Kutubtiisa waxaa ka mid ah:
1. xoriyadda u dhexeeysa warbaahinta islaamiga iyo midda casriga ah, "Master"
2. Mawqifka Dacwada islaamiga qadiyadaha dadka laga tirada badan yahay ee Africa "Ph.D."
3. warbaahinta islaamiga iyo caqabadaha caalamiga ah.
4. ummadaha sabahaha jridda iyo kuwa baabi'idda si waafaqsan iftiinka Quraanka iyadoo la eegayo waaqaca jira.
5. dadka laga tirada badan yahay ee Muslimka yurubta, waaqaca iyo caqabadaha iyo xalka.
6. dhanbaalka Qur'aanka kariimka ee dadka Muslimka an ahayn iyo in laga faa'iideysto casriga la joogo.
7. Xidhiidhka ka dhexeeya caqliga iyo waxyiga iyo saamaynta ay ku leedahay fikirika islaamiga
8. ka ilaalinta deegaanka wasakhda marka loo eego aragtida islaamka iyo midda aan islaamka ahayn.
----------------------------------------------

تعريف
ولد
محيي الدينٌ عفيفٌي أحمد عبد المجيدٌ
فى(21من مارس1961م).فى مدينة طهطا بمحافظ سوهاج بمصر
الشهادات
والدرجات العلمية الحاصل عليها:
1- ليسانس الدعوة الإسلامية كليةٌ
الدعوة الإسلاميةٌ بالقاهرة عام 1984 م – تقديرٌ عام "جيد جداً مع
مرتبة الشرف.
2-
الماجستير-
كلية أصول الدين بالقاهرة1991
م-
تقدبرٌ "ممتاز".
3- الدكتوراه كلية أصول الدين بالقاهرة1994
م-
تقدبرٌ "مرتبة الشرف الأولى".
4- الحصول على درجة "أستاذ مساعد" 1999 م.
5- الحصول على درجة "أستاذ" 2006 م.
الوظائف:
1-
رئيس قسم الثقافة
الإسلامية بكلية الدعوة الإسلامية بالقاهرة في الفترة من 19/8/2009م حتى
10/8/2010م.
2-
عميد كلية الدعوة
الإسلامية من 11/8/2011م حتى 20/11/2011م.
3-
عميد كلية العلوم
الإسلامية للوافدين من 24/12/2011 حتى تاريخه.
من
مؤلفاته
1-
الحرية بين الإعلام
الإسلامي والإعلام المعاصر "ماجستير"
2-
موقف الدعوة الإسلامية
من قضايا الأقليات الإسلامية في أفريقيا "دكتوراه"
3-
الإعلام الإسلامي
والتحديات الدولية.
4-
الأمم بين أسباب
الفناء وعوامل البقاء في ضوء القرآن الكريم مع نظرة للواقع المعاصر.
5-
الأقليات الإسلامية في
أوروبا، الواقع والتحديات والحلول.
6-
خطاب القرآن الكريم
لغير المسلمين والإفادة منه في العصر الحاضر.
7-
العلاقة بين العقل
والوحي وأثرها على الفكر الإسلامي.
8-
حماية البيئة من
التلوث بين المنظور الإسلامي والمنظور ا