Pro Mohamad Abdilfadil Alqusi

azhar
أ.د. محمد عبد الفضيل القوصي
Taariikh nololeed

Maxamed Abdel-Fadiil Maxamed Abdelaziz Al-quusi.
Wuxuu ku dhashay Qina gobolka ka tirsan saciid Masar ee bishii febraayo sanadkii 1944  kun iyo sagaal boqol iyo afar iyo afartan
Jagooyinka uu qabtay:
1. xubin ka mid ah culimada sare ee Al-Azhar.
2. xubin ka tirsan majmaca baxsiyada islaamiga ee Al-Azhar.
3. xubin ka tirsan majmaca afka Carabiga ee Qaahira.
4. Wasiirka Awqaafta hore ee Masar.
5. ustaadka Kulliyadda usuul addiin, jaamacadda Al-Azhar Ashariif- takhasuska caqiidada iyo falsafada Islaamka.
6. Wakiilka Kulliyadda usuul addiin, jaamacadda Al-Azhar waa hore.
7. madaxa ku xigeenkii hore ee jaamacadda Al-Azhar  xagga Arrimaha tacliinta  iyo ardada.
8. Guddoomiye ku xigeenka guddiga fulinta ee ururka caalamiga qalinjabiyeyaasha  Al-Azhar iminka.
9. xubin ka mid ah Guddiga Joogtada cilmiga dalacsiinta ustaadyada iyo caawiyeyaasha ustaadyada  takhasuska caqiidada iyo falsafadda
10. xukumidda baxsiyada cilmiga falsafada iyo caqiidada ee jaamacadaha Islaamka iyo Carabta kala duwan, iyo xurumaha cilmiga mutakhasiska ah.
11. xukumidda  phD iyo majesteerka iyo munaaqashadooda jaamacadaha caalamiga.
Kutubta uu qoray:
1. dhinacyada turaaska falsafada islaamka- aragti manhaj ah
2. fallisidda fikirka Maarkis - aragti manhaj ah
3. hawaamish caqiidada nidaamiga imam alxaramayn
4. hawaamishka dhaqaalaha kitaabka ictiqaadka imaam al-ghazaali.
5. Isbaddalka fikirka cilmu kalaamka ee imam alxaramyn
6. mad-habka dadkii hore  xagga mutashaabihaadka kuwa fasira iyo kuwa sugaya
7. akhris islaami ee cilmu nafsiga guud
-----------------------------------------------

تعريف:
 محمد عبد الفضيل محمد عبد العزيز القوصي.
ولد في محافظة قنا من أعمال صعيد مصر في الثاني عشر من شهر فبراير لعام ألف وتسعمائة وأربعة وأربعين ميلاديا.
الوظائف التي تولاها:
1.   عضو هيئة كِبار العلماء بالأزهر.
2.   عضو مجمع البحوث الإسلامية بالأزهر الشريف.
3.   عضو مجمع اللغة العربية بالقاهرة.
4.    وزير الأوقاف المصري السابق.
5.   أستاذ بكلية أصول الدين -جامعة الأزهر الشريف– تخصص العقيدة والفلسفة الإسلامية.
6.   وكيل كلية أصول الدين-جامعة الأزهر سابقاً.
7.   نائب رئيس جامعة الأزهر الأسبق لشئون التعليم والطلاب.
8.   نائب رئيس مجلس إدارة الرابطة العالمية لخريجي الأزهر حاليًا.
9.   عضو اللجنة العلمية الدائمة لترقية الأساتذة والأساتذة المساعدين في تخصص العقيدة والفلسفة
الإسلامية بجامعة الأزهر.
10.  تحكيم الأبحاث المتعلقة بالفلسفة والعقيدة في مختلف الجامعات الإسلامية والعربية، والحوليات العلمية المتخصصة.
11.  تحكيم رسائل الدكتوراه والماجستيرومناقشتهافي جامعات العالمالإسلامي.
من مؤلفاته:
1.   جوانب من التراث الفلسفي في الإسلام - رؤية منهجية.
2.   إفلاس الفكر الماركسي – رؤية منهجية.
3.   هوامش على العقيدة النظامية لإمام الحرمين.
4.   هوامش على الاقتصاد في الاعتقاد للإمام الغزالي.
5.   تطور الفكر الكلامي عند إمام الحرمين الجويني.
6.   مذهب السلف في المتشابهات بين المؤولين والمثبتين.
7.   قراءة إسلامية في علم النفس العام.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post