Aminarts sawirka ugu haliska badan

Madaxtinimada waxa loogu ordayo waa la wada ogyahay, waxaa la rabaa in laga helo hanti iyo magac ee ma aha in dadka loo adeego, nin kasta soomaali ah maanta wuxuu u ordayaa sidii uu lacag badan u heli lahaa, in lacag la raadiyo ma xuma laakin jidka loo marayo ayaa noqon kara jid wasakh ah, amin arts aad buu ugu dhegan yahay sanadkan 2015 madaxweynaha soomaaliyeed xasan sheekh maxamuud, wuxuu sawiray nin calool weyn leh oo xajka u socda sawirkana waxaa laga fahmayaa inuu ninkaas yahay abgaal oo hantida dadka ka dhergay, oo weydiinaya lacag xaaraan xajka ma lagu aadi karaa? ee sawirka

amin arts

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post