Qofka ugu gaaban oo ku fadhiya kan ugu dheer lugtiisa
byXD-
0
Waxaa la isu keenay ninka aduunka ugu dheer iyo kan ugu gaaban, meel dad badan joogo ee magaalada istanbuul ee dalka turkiya, waxaad arkaysaa labada nin iyagoo isla jooga, aad bay u kala dheer yihiin, sawirada halkaan ka daawo
ninka ugu gaaban oo ku fadhiya cagta ninka ugu dheer