Khadijo mayow abuukar oo ka mid ah wariyeyaasha soomaaliyeed ugu caansan oo ku nool magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa waxay aad uga hadashay wariyaha dhowaan ku geeriyooday dalka soomaaliya gaar ahaan gobolka ay itoobiya ka haysato soomaliya, ninkaas oo caan ku ah Cawke, waxaad ka daawan kartaa muuqalka khadiijo mayow halkan