Gabartan siday uga hadashay eeg soomaalida maanta



Qabyaalada meel kasta ayay gashay qolo kasta iyada ayaa isla fiican, runtii gabadhan hadal qiimo badan ayay ku hadashay, haddii ay soomaalida maqli lahaayeen aad bay u fiicanaan lahayd waxaan idinka codsanayaa inaad si fiican u dhegeysataan hadalkeeda waa video daawasho wacan




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post