Waxa ka dhacay dalka shiinaha waa wax aad loola yaabay gawaari socotay wadada ayaa kor loo qaaday waxa qaadayayna looma jeedin, cameradaha wadada ayaa waxay sawireen dhacadan oo lala yaaban yahay ilaa iyo hadda, caalamka oo dhan ayaa laga fiirsaday muuqalkan ilaa iyo hadda dadka daawaday tafsiir ayay u raadinayaan, waxaa la dhihi karaa jin baa sidan yeelay waayo jinka annaga ma arki karno laakin isaga wuu noo jeedaa midda kale Alle awood ayuu u siiyay inuu waxyaalaha qaar sameeyo daawo muuqaalka