Dad badan ayaa jira wjiga ka leh madow iyo fino oo u baahan, haarta wejiga qaabka loo tirtiro, sidoo kale qaabka wejiga loogu cadeyn karo liinta iyo sokorta, waxaad ka daawan kartaa muqaalkan oo inoo sharxayso walaasheena Bariirah oo ah marwo soomaaliyeed waxaan idin rajaynayaa daawasho wacan
abaayo aad baad u mahadsan tahay sida aad noogu faa'idaysay
ReplyDelete