Waa soo dhowaaday waqtiga doorashada madaxweynaha soomaaliya ee cusub, sida ay u eg tahay xasan sheekh waa laga qaadi doonaa, amin arts qofka uu dabo dhigto dhul uma yaalo, dadka soomaaliyeed amin arts aad ayay uga dambeeyaan, wuxuu soo sawiraa waxyaalaha waaqaca oo dhulka jiro, sawirada runtii waxay tilmaamaan maanta waxa ka taagan dalka gudihiisa, amin amer wuxuu ka sawiray madaxweynaha xasan sheekh maxamuud sawiro badan oo uu ku weerarayo siyaasada uu kula dhaqmay dalka, marka waa la arki doonaa haddii Ilaahay idmo
 |
Sharoobo galmudug |
 |
wadani ma jiro |