Nin Siriyan gaajo u dhintay gaarigiisa rabay inuu ku iibiyo 10 kiilo bariis

جميل أحمد علوش
جميل أحمد علوش

هذه الجثة تعود إلى مواطن سوري يسمى جميل أحمد علوش لقي حتفه بسبب الجوع في مدينة مضايا ، وكان قد أعلن عن بيع سيارته بقيمة عشرة كليو رز أو خمسة كيلو حليب قبل أيام قليلة

Ninkan waa nin Siiriyaan ah waxaa la dhahaa magaciisa Jamiil Axmed Calluush, wuxuu u dhintay gaajo daraadded magaalada Madaaya la yiraahdo, waxaa la sheegay inuu gaarigiisa u soo bandhigay iib wuxuu ku soo qoray iga siiya gaarigan 10 kiilo Bariis ama shan kiilo caano dhowr maalmood ka hor.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post