Amiirka qadar ee hore Xamada bin khaliifa oo lugta ka jabay, waxaa loo qaaday dalka Switzerland qaliin ayaa lagu sameeyay, meesha waxaa ku booqatay xaaskiisa ah sheekha mooza oo dhashay amiirka tamiim ee hadda dalka Qadar xukumaya, sawiradan amiirka qadar iyo shekha moza oo isbitaalka looga qaaday waa kuwan