Afar waxyaalood jiraka ayay jirro ku ridaan
- hadal badan
- hurdo badan
- cunto badan
- galmo badan
afarna jirka ayay dumiyaan
- murugta
- walbahaarka
- gaajada
- dhafarta
afarna wejiga ayay qallajiyaan quruxdiisana way la tagaan
- beenta
- afxaarnimada
- su'aasha badan oo aan aqoon ku dhisnayn
- fisqiga badan
afarna wejiga qurux iyo nuur ayay u keenaan
- taqwada
- oofinta
- deeqsinimada
- anshaxa
afarna arsaaq bay soo jiidaan
- salaatu laylka
- istighfaarta badan oroortii
- sadaqada
- xuska Alle maalinta bilowgeeda iyo dhammaadkeeda
afarna risqiga ayay reebaan
- hurdada subaxdii
- salaad yarida
- wahsigamacsiyada
- macsida