1500 SANO KA HOR AYAA LA QORAY |
Nuskhad Injiil qarsoonayd waxay kicisay arin weyn waxaa ku yaalla nuskhadan ee injiilka ah: Masiix -nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- uu sheegay inuu imaanayo nabi Maxamed -nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha haatee- Vatican oo ahamiyad siiyay arintaas, nuskhadan qiimaheeda waxaa lagu gadaraa 14 malyan ganiga istarliiniga.
warar ka imaanaya kaniisada Vatican waxay sheegayaan boobka ugu weyn inuu dalbaday inuu arko nuskhadaas oo cimrigeeda gaaraya 1500, dad badan waxay sheegeen inay tahay nuskhada barnaaba oo ay haysay xukuumadda turkey muddo gaareaysa 12 sano.
nuskhada waxay ku qoran tahay farguri oo dahabi ah qofka ay ku qoran tahayna waa afka aaraamiga ah waxaa ku qoran fariiimaha Masiix -nabadgelyo korkiisa ha ahaatee-waxay sheegaysaa inuu nabi Muxamed -nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha haatee-soo baxayo, booliska Turkey ayaa waxay heleen nuskhadan sanadka 2000 iyagoo racdaysanaya dad muharribiin ah
wasiirkha aqoonta iyo saqaafada wuxuu yiri: mujalladkan waxaa laga yaabaa inuu yahay nuskho asli ah ee injiilka kaniisadda masiixiga inay qarisay markay ogaatay inuu waafaqayo aragtida islaamka gaar ahaan waxa la xiriira Masiix-nabadgelyo korkiisa ha ahaatee-