Gabarta ugu masayr badan daawo waxa ay sheegayso

Gabadhan waxay habaaraysaa ragga shukaansanaya labo nag har mar iyo ragga qaba naag oo naag kale shukaansanaya, waxay ku habaaraysaa cuduro aad u daran, tolow naagaha iyaga hal nin miyay shukaansadaan, adiga se ma ku raacsan tahay warkeeda kan ah, fadlan daaow hadalkan yaabka badan, masayrka marka uu xadka ka baxo waalli buu isku baddalaa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post