Maxaa lagu nacay naagaha soomaali oo dibadda ku nool sir culus

Taleefanada marka bannaanka la joogo waxaa habboon inaan lagu adeegsanin cod dheer, laakin dadka soomaalida sidaas ma aha waxay adeegsadaan taleefon iyagoo codkooda dheeraynaya, gabar soomaaliyeed arintaan si fiican uga hadashay haweenka taleefanka dhegta intay gashtaan markaas si daran u hadla daawo muuqalka gabadha, dad badan ma oga sheekadan laakin gabadhan fiiro gaar ayay u yeelatay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post