Gaariga ugu yaabka badan howsha uu qabto waa inuu jidka geedaha ku yalla biyo ku rusheeya, dalka China ayay ka jirtaa sheekadan, sawirada aad ku arkayso halkaan waa gawaarida biyaha ku rusheeya dalka shiinaha, waad u jeedaa xoogga uu leeyahay gaariga iyo sida uu u tuuro biyaha