Madaxweynaha maraykanka oo wax mamnuuc lagu qabtay

Madaxweynaha maraykanka oo wax mamnuuc lagu qabtay2
Madaxweynaha maraykanka Obama ayaa lagu qabtay afar baako sigaarka cupianka ah ee caanka, markii laga shakiyay boorsadiisa iyo boorsada xaaskisa iyo labdiisa gabar, markaas waxaa loo wareejiyay qaybta canshuurka, waxaa lagu ganaaxayaa 200$, sigaarka cupa oo la sheegay inuu yahay sigaar ay naagaha reer cupa, waxay ku duubaan baridooda marka ay warqadihiisa duubayaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post