Xaaskiisuu u dhigay qolka jiifka camera maxaa dhacay eeg

Xaaskiisuu u dhigay qolka jiifka camera maxaa dhacay eeg
Nolosha waxaa la arkaa wax lala yaabo, nin ayaa naagtiisa ka shakiyay markaas kaddib camera ayuu qolka ugu xiray, laakin muxuu arkay wuxuu arkay iyadoo nin galmo toos ah la samaynayso, laakin arrinta ugu yaabka badnaynd waxay ahayd ninka naagtiisa u galmoonayay waa walaalkeeda oo isku hooyo iyo isku aabbe ay yihiin, ninkii marks ayuu ka shakiyay hasha gabar ay dhaleen. Wuxuu dalbaday dhiigga in laga baaro gabadhiisa haddii isaga dhalay iyo haddii abtigeeda dhalay, waxaa ka sii yaab badnaa maxkamadda go'aanka ay gaartay, waxay tiri daliil ma noqon karo cajalka ama camerada aad ka duubtay xaaskaaga iyadoo galmo samaynayso
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post