Sheekh Siyaad Axmed oo sabab u noqday inay labo qof soo islaamaan

Labadan nin la sawiran Sheekh Siyaad Axmed ayaa Soo islaamay , Sh. Siyaad wuxuu ka mid yahay Culimada Soomaaliyeed diinta islaamka dadka ugu yeera oo ku nool Dalka Norway , walaalkeena siyaad markuu ugu yeeray diinta islaamka dadka way soo galeen Alle ayaa ku mahadsan , waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu diinta ku sugo  labadan nin magacyadooda waxay kala yihiin Hans iyo Martin, waxay u dhadheen dalka Norway.
siyaad axmed

labo nin sheekh siyaad axmed la jooga
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post