Naag reer marooko ah ma dhab baa inay bakayle dhashay

Naag reer marooko ah ma dhab baa inay bayle dhashay
Adduunka qofka nool wuxuu arkaa waxa uu la yaabo waxay ka dhacay dalka marooko wax aad loola yaabay, naag oo madhalays ahayd ayaa waxay dhahasy bakayle, isbitaalka ay ku  dhashay dadka joogay markay arkeen waxa ay dhahshay aad bay ula yaabeen wayna ka naxeen.
laakin waxaa la sheegayaa naagta inay been sheegtay, taas waxaa caddeeynaya marka ay isbitaalka tagtay waxay codsatay inay musqusha aaddo marka ay musqusha ka soo baxday waxay gacanta gu waday bakayle wax u eg, booliska ayaa arintaas dabada galay waxay baareen sheekadan sida ay u dhacday, waxaa la sheegayaa inay rabtay inay ku qanciso dadka joogay isbitaalka inay iyada bakayle dhashay laakin arinta gadaal ayay ka cadaatay.
waxay samaysay falkan si uu ugu maleeyo ninkeeda inay naag caadi tahay wax dhali karto, baylaha oo maqaarka ka siiban ayay sheegatay inay iyada dhashay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post