Ninka Soomaali ugu runsheeg badan daawo hadalkiisa


Waxaa ka jira dalka somali waxyaabo lala yaabo oo ay ka mid yihiin inay madax noqdaan dadka ka yimid dalalka reer galbeedka oo baasabooro meesha ka soo qaatay, dadkaas badankooda waa dad nolosha ka dhacay waxay u yimaadeen meesha inay lacag ka helaan, waxaa laga rabaa dadka soomaaliyeed inay tashadaan oo ay iska dhiciyaan dadkaas, waa dullinimo inaad aragto dalkaaga oo xoolahaas ku dhex dabaalanayo, nin soomaaliyeed oo lagu tilmaami karo ninka ugu runsheeg badan wadaada soomaaliya  ayaa si fiican uga hadlay muuqaalkan waxaan kuu rajaynayaa inaad ka faa'idaysato. share gareey haddii aad awoodo



 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post