Aabbahan wiilkiisa hortiisa ayaa gaari ku dardaray eeg sababta

Ninkaan wuxuu ku nool yahay3
Ninkaan wuxuu ku nool yahay magaalada al-iskandariya dalka Masar. wiilkiisa wuxuu dhiganayay kulliyadda handasa wuxuu ahaa sanadka ugu dambeeyay qof ku jira wuxuu ku dhihi jiray wiilkiisa faashil baa tahay mar kasta, marka natiijada soo baxday aabbihiisa ayuu kaxaystay wuxuuna ku kalsoonaa inuu darajo fiican keenayo, aabbiisa meeshan uu taagan yahay ayuu uga tagay wuxuu ku yiri halkan igu sug shahaadada ayaan keenayaa, wiilkii isagoo faraxsan ayuu galay meesha markuu soo baxay uu rabay waddada inuu soo gooyo ayaa gaari dhuftay abbihii oo u jeeda wiilkii meesha ayuu ku dhintay, aabbaha wuxuu arkay shahaadada darajo gaaraysa 98% inuu keenay wiilkiisa, waxaa ku dhacay sas oo ku xambaaray inuu mar kasta uu yimaado meesha wiilkiisa ku dhintay isla meeshii uu taagnaa uu istaago markaas uu sacab u tumo wiilkiisa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post