Goobjoog warkiisa waa ka duwan yahay qofka wax maqlay keliya haddaba gabdhan waxay ka hadlaysaa rafaadka lagala kulmo tahriibka, run ahaantii waxaan ku leenahay daawo muuqalkan adaa yaabi doono waa caloolcumo inaad aragto dad badda sida xoolaha oo kale ugu baaba'aya.
dadka arintaas ka dambeeyo waxaad moodaa inuu damiirka ka tagay, haddaba waxaan ku leenahay arintaas ila eega