Sairda sanadkan xulka ah ee uu sawiray farshanlaha weyn ee soomaaliya amin arts kaas oo ah nin si fiican ula socda waxa ka jira dalka, amin arts oo ah qof si fiican ula socdo, waayo wuxuu ka mid ah dadka u soo shaeeyay dowladda maxamed siyaad barre, wuxuu og yahay waxyaalaha soomaali ka jiray, amin arts sababaha uu u soo sawiro sawirada meel fog gaara, oo macne dheer wata , waa wadaninimada uu xambaarsan yahay, maanta dad badan soomaaliyeed waxay iska dhigaan inay wadani yihiin, laakin waa beenaale yaal, siiba soomaalida tuugada ah, oo dadka boobay oo dhacay oo dilay oo kufsaday
 |
soomaali way u dhamaatay |
 |
xasan sheekh amin arts |
 |
amin arts 2016 |
 |
somali gubatay |
 |
dhakhaatiirka dalka |
 |
amin amir qabyaalada |
 |
kenya sida ay tahay |