Aballa Deerow Isaaq yaa dilay

Aballa Deerow Isaaq yaa dilay3
Ninkan wuxuu ahaa gudoomiyaha baarmaanka waxaa lagu dilay qarax ka dhacay magaalada baydhabo Cabadlla deerow isaaq wuxuu ahaa nin mirifle ah waxaa lagu dilay masjidka isagoo ka soo baxay salaadda jimaca waa la ogyahay dadka raba inay soomaali burburiyaan inay dilkiisa ka dambeeyaan, maanta dadka diinta ku been abuuranaya iyagoo diinta jaahil ka ah hawadooda ayay ku wajahan waxa ay rabaan.
Soomaali runtii kor baa laga haystaa reer galbeedka ayaa hagaya waxay ku leeyihiin somali gudaheeda dad iyaga u shaqaynaya, ninkii laga arko wadanimino islamarkii ayaa la dialayaa.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post