Murcod ama mircod waxaad tiraahdaba waa miro caan ah oo dadka somalida badankooda ay yaqaanin waa geed aad umacaan badan oo mirahiisa la cuno, soomaali waxay ka mid tahay meelaha dunida ugu barwaaqadda badan, laakin waxaa ku nool dad lagu magacaabo soomaali oo xoolaha ka liita oo dulli ah oo diin sheeganaya oo aan diin haysan, hadalkan waxaa laga yaabaa inuu ku dhibo laakinse dhabta ayaa sidaas khataar ahaatee waa inaad oggolaataa, haddii aad rabto inaad ogaato dhabta isu barbardhig soomaalida iyo dadka hadda caalamka ku nool, dad ma jiraan oo mulin isku sheegaya oo gaalada dalkooda dartii badda ugu dhimanaya?