Daanyeero lo' qaadaya sababtana meeshan ka eeg

Markaad wax jeceshay meel kasta ayaad u maraysaa waad u jeedaan daayeeradan waxay qaadayaan sac aad u weyn maxay u qaadayaan ma garanaysaan? mooska ayay rabaan, marka ruux walba waxa uu ka helo markuu rabo jid kasta ayuu u soo maraa si uu u helo, dhib kastana waa kula kulmaa siduu u heli lahaa waxaas, labo xayawaan ayaa maslaxad ku heshiiyay annagoo dad ah siiba soomaali waxay ku heshiin la'nahay inaad walaalo noqono, ma arag wax naga liito, ku cibraqaado dhacdadan.
haddii ay xayawaanada sida isugu kaalmayanayaan danahooda maxaad moodaa dadka caqliga leh waxa laga rabo inay sameeyaan.
qabyaalad waxay kuu diidaysaa waxyaalo badan aad qabsan lahayd, sidoo kale dadka waalan oo la yiraahdo mooryooley xayawaanka ayaa ka fiican.
donkey carry cow form banana
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post